Saturday, June 23, 2018

Daawo Goolasha Cayaartii Barcelona looga reebay Champion-ka Caawa.

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=SNRPjcnnk_E]

Ciyaaryahanada Dalka Faransiiska Oo Midabtakoor lagula dhaqmay ka cabanaya

(Duljoog )- Wasiiradda cayaaraha ee Faransiiska ayaa ku baaqday in la sameeyo baaritaan ku saabsan eedeymaha la xiriira in midab takoor lagula dhaqmay cayaartoyda...

Gomez oo laga saaray liiska xulka qaranka ee England

(Duljoog) - Joe Gomez oo u dheela kooxda Liverpool ayaa laga saaray liiska xulka England wuxuuna ku laabtay naadigiisa isaga oo baaritaan dheeri ah...

Daawo Goolashii xalay Kooxda Sevilla uga badisay kooxda weyn ee MU

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=INx9JndboPU]

Guardiola oo Isha ku haayo Iniesta,Gunners oo Xidigo Fasaxayso iyo Wararkii ugu Danbeeyay ee...

Inkaste uu uu Xirmay Janaayo Suuqa Kala iibsiga Ciyaartowda hadana wararka xanta ah ee ay qoraan warbaahinta isboortiga caalamka ma ahan kuwa joogsada, waxaana...

Ibrahimović diyaar ayaan u ahay inaan dib u soo celiyo xulka Sweden

Weeraryahanka Manchester United Zlatan Ibrahimović ayaa qirtay inuu diyaar u yahay inuu u ciyaaro Sweden Koobka Adduunka ee xagaagaan marka uu si buuxda uga...

Inter Milan oo heshiis la gaartay weeraryahanka Liverpool iyo Barcelona iyaantaan diirada usaarnaa

Sida laga soo xigtay wargeysyada ugu danbeeya ee Corriere dello Sport, Inter ayaa heshiis shaqsi ah la gaartay Stefan de Vrij si ay ula...

PSG oo diirada ugu saareysa ku heesa xiddig ka tirsan Chelsea

Paris Saint-Germain ayaa sarre u qaaday xiisaheeda si ay u horumariso ciyaartoydeeda islamarkaana ay u xaqiijistaan ​​Thibaut Courtois oo Chelsea kayimid ay ka dhigto...

Barcelona iyo Chelsea oo ku dagaallamaya da ‘yarka Faransiiska

Willem Geubbels ayaa  diiday in uu ku biiro kooxda Lyon.  Wiilkan Faransiiska ah ayaa waxaa isha ku haaya ciyaartoyda sida Barcelona, ​​Chelsea, Arsenal iyo...

Recent Posts