Saturday, July 21, 2018

Dagaalkii shabeelaha hoose oo sii xoogeystay iyo Al-shabaab markale dagaal rogaal celin soo qaaday?

(Duljoog News) – Dagaal xoogan oo u dhaxeeya AMISOM iyo kuwa Al-shabaab ayaa ku dagaallamaya degaanno ka tirsan Gobolka Shabeellaha hoose,halkaas oo saaka ay...

Doon ku caarisay boosaaso oo dalbanaya caawinaad in lala soo gaaro.

(Duljoog News) Guddiga ku howlan badbaadinta Hantida saaran doon ku caarisay Xeebta magaalada Boosaaso ayaa codsaday in laga caawiyo dhameystirka Gurmadkooda, waxayna sheegeyn in...

“Haddii aadan downlada garab istaageenin, qaska iyo dhibaatada kadaa” Ra’iisal wasaare Xassan Cali...

(Duljoog News) _ Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo ka jeediyey qudbad casho sharaf xalay xarunta dowladda hoose ee Xamar loogu qabtay mas’uuliyiinta...

Mashaariic horumarineed oo laga fuliyey Falastiin iyo Soomaaliya? Wax ka ogoow

Muqdisho ( Duljoog News )-Dowladda Qatar ayaa mashaariic horumarineed ka fulisay marinka Gaza iyo Soomaaliya taas oo ay ka faa’iideysteen kumanaan ruux, sida ay...

Dib u dajin uu Mareykanka u sameynaya dad qaxooti Soomaaliyeed

Washington ( Duljoog News )-Dowladda Mareykanka ayaa Aqbashay in ay dib u dajin u sameyso Qaxooti oo ay Soomaali ku jirto oo ku sugan...

Waa maxay baaqa Gudoomiyaha Culimada ahlu sunna uu udiray maamulka Galmudug(Dhegyso)

Dhuusamareeb ( Duljoog News)-Guddoomiyaha guud ee Culumada Ahlsunna Waljamaaca Macalin Maxamuud Sheekh Xasan ayaa magaalada Dhuusamareeb maanta kula kulmay madaxa Xukuumadda maamulkaasi Sheekh Axmed...

Farmaajo: Waa in aan kordhinaa duqeynta ka dhanka ah ururka Al-shabaab

Muqdisho (Duljoog News) – Maxamed C/laahi Farmaajo, madaxweynaha Somaliya ayaa sheegay in la sii kordhinaayo duqeymaha ka dhanka ah Ururka Al Shabaab ee lagu...

Ganacsadata Muqdisho oo sheegay in aan si siman aanan cashuurta looga qaadin.

Muqdisho (Duljoog News) – Dekadda magaalada Muqdisho ayaan wax shaqo ah ka socon ku dhawaad mudo isbuuc ah, kadib markii ganacsatada gobolka Banaadir ee...

Recent Posts