Madaxweyne farmaajo oo nairobi uga qeybgalay Alle bariga dalka kenya

0
160

Duljoog-Waxaa magaalada Nairobi dalka Kenya ku sugan wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha soomaalia maxamed cabdullahi farmaajo , kuwaasi oo booqasho rasmi ah ku joogo Kenya.

Madaxweynaha soomalia ayaa kullan laqaatay dhigiisa Kenya Uhuru Kenyatta waxaana ma’uuliyiinta labada dal ay ka wada hadleen arrimo ay kamid yihiin sidii loo xoojin lahaa xariirka labada wadan.

Madaxweynaha dawlada federaalka ah ee soomaaliya Maxamed Cabdullaahi farmaajo ayaa sheegay in ururka alshabbab ay sheegtaan islaamnimo balse ay magaca kadilaan islaamka.

Wuxuuna intaas ku daray in alshabaab ay layso dad aan wax galabsan .

Madaxweynah , ayaa sidookale ka qeybgalay , oona ka hadlayay kulan duco  ah oo Kenya ay qabsato sannad  walba ,wuxuuna sheegay in ay tahay maalin weyn oo lawada duceysto.