Akhriso: Baarlamaanka laba aqal ee Soomaliya oo kalsoonidii kala noqoday wasiirka dastuurka DFS

0

Muqdisho ( D. M. Network) – Guddida la socodka dib u eegista iyo hirgelinta dastuurka ee baarlamaanka soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ay kalsoonidii wada shaqayneed kala noqdeen wasiirka dastuurka Cabdiraxmaan Xoosh.

Qoraal rasmi ah oo ay soo saareen guddidan oo ay ka koobnaa labada aqal ayaa waxay ku war geliyeen madaxda sare ee dawlada federaalka Soomaaliya ah inaanay wax wada shaqayn ah la yeelan doonin wasiirka u qaabilsan arimaha dastuurka.

Hoos ka aqriso warqadii kasoo baxday laba aqal ee baarlamaanka.

  • Facebook
  • Twitter
  • Google+
  • Gmail
  • LinkedIn