Tuesday, November 13, 2018

C.C. Warsame oo ka dhawaajiyay arin Fadeexo ku ah Farmaajo iyo Khayre

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa twitter-ka kaga hadlayo musuq-maasuq xooggan oo ka dhex jira dowladda Soomaaliya, oo qaarkood xubno...

Xildhibaan Mahad Salaad” Farmaajo waa inuu dhowraa waxuu u dhaartay

Madaxweyne Farmaajo waxaa laga rabaa in uu ilaaliyo shuruucdii uu ku dhaartay iyo dalkii uu u dhaartay ee tusaale nooguma soo qaadan karo nidaam...

Akhriso: Aaden Barre Ducaale oo farriin adag u diray Madaxda DF iyo kuwa Maamulada

Hadalkiisa ayaa waxa uu imanayaa xilli kalaqeybsanaan baahsan ay ka dhex jirto madaxda dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo madaxda maamul goboledyada dalka, kuwaas oo...

Falanqayn: Qalalaasaha Siyaasadeed Ee Uu Abuuray Maamuulka Farmaajo!!

Waxaa Markasta isku dayaa inaa Qoraal ku muujiyo Dhibaatooyinka hor-taagan in dadka soomaalidu helaan Hoggaan Daacadka ah in dalka iyo dadka Soomaaliyeed helaan Xasilin...

Shariif Xasan”oo eedeyn kulul ujeediyay dowlada federaalka

Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa dowladda Federaalka ku eedeeyay in magaalada Baydhabo ku soo daadgureyneyso diyaarado sida baabuur aan xabada karin. Shariif...

Shirka Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee OIC oo ka furmay Muqdisho

Shirka Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Ururka Iskaashiga Islaamka OIC ayaa goor dhow ka furmay magaalada Muqdisho, iyadoo shirka si rasmi u furay Ra’iisul Wasaaraha...

Diyaarad sida gawaarida aan xabadaha karin iyo ciidamo hubaysan oo ka degtay Baydhabo

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in diyaaradii labaad oo sida gawaari aan xabadaha karin iyo Ciidamo ay ka degtay garoonka diyaaradaha Shaatigaduud. Diyaaraddan...

Itoobiya oo markii uhoreysay yeelatay madaxweyne dumar ah

Baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa markii ugu horeysay Haweenay u doortay in ay noqoto madaxweynaha dalka Itoobiya, xildhibaannada labada gole ee dalka Itoobiya oo kal...

CCW oo kahadlay warmurtiyeedkii kasoo baxay shiirkii M.Goboleedyada

Hogaamiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee  wadajir mudane Cabdiraxmaan cabdishakuur warsame ayaa kahadlay warmurtiyeedkii kasoo baxay shirkii golaha iskaashiga afarta maamul goboleed ee garowe lagu...

Xaaf oo ku taliyay in Maamuladu Ciidan Isku dhaf ah Samaystaan

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa ku taliyay in ciidamo ka madax banaan dowladda oo gaar ah ay sameystaan golaha iskaashiga, kadib...

Recent Posts