Friday, August 17, 2018

UEFA oo baaraysa sida dhaawacu u gaaray Max’ed Saalax & Sergio Ramos oo lagu...

Xiriirka kubbadda cagta Yurub ee UEFA ayaa ka fiirsanaya suurtogalnimada in uu bilaabo baadhitaan ku saabsan dhaawaca gaadhay xidigga Liverpool, Maxamed Salaax, ee ku...

Madaxweyne farmaajo oo gaaray magallada Baladweyne ee gobalka Hiiraan

Madaxweynaha Jamhuuriaydda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baladweyne oo xarunta gobolka Hiiraan. Ujeedada socdaalka madaxweynaha dalka ee...

Xildhibaanno u tartamayay doorashada gudoonka baarlamaanka soomaliya oo ka tanaasulay musharaxnimada

Waxaa la soo gabagabeeyay tirinta cododka wareega koowaad ee doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ay ku tartamayaan ilaa iyo 10-musharax,waxaana hadda loo gudbayaa wareega...

Cristiano Ronaldo Sends Real Madrid to Champions League Semi-Final

Duljoog - Cristiano Ronaldo scored a penalty in the seventh minute of added-on time to beat Juventus and send Real Madrid into the UEFA...

Daawo Goolasha Cayaartii Barcelona looga reebay Champion-ka Caawa.

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=SNRPjcnnk_E]

Haweeney Ka Tirsan Senetka Maraykanka Oo Ku Dhex Umushay Xafiiskeeda

(Duljoog)- Senatarad Tammy Duckworth oo 50=jir ah aya gabar ku umushay Xafiiska, waana haweeneydii ugu horreysay ee ka tirsan Aqalka Senedka Maraykanka ee umusha,...

Ciidanka Dowladda Kenya Oo Dad U Qab-Qabtay Qarax Lagula Eegtay Qaybo Ka Mid Ah...

Gedo (Duljoog)- Faah-faahin dheeri ah ayaa laga helayaa Qarax ciidamo ka tirsan kuwa Kenya lagula eegtay deegaanna ka tirsan gobolka Gedo xilli ay socdaal...

RW Kheyre oo Xalay Kormeer ku tagay Qaar kamid ah Dagmooyinka Muqdisho + SAWIRRO

Muqdisho ( Duljoog)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay waxa uu kormeer ku tegay Isgoysyada qaar ee degmooyin ka tirsan gobolkan...

Taabid Cabdi oo Ka hadlay Go,aanka uu Saaxiibiikiis MD Farmaajo oo Qaatay Xalay xili...

(Duljoog)- Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay Xiisada siyaasadeed ee u dhaxeyso Xildhibanada Golaha Shacabka iyo tallaabadii uu madaxweyne...

MD Xaaf: Ciidamada Galmudug Hanaga Difaacaan Cadawga Gudaha Iyo Kan Dibada

Dhuusamareeb (Duljoog)-  Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ,Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug ayaa Sheegay in Ciidamada Galmudug Laga doonayo in ay gutaan waajibaadkii loo dhisay ee...

Recent Posts