Friday, August 17, 2018

Ajaanibta ku sugan Somalia oo la tirakoobayo

Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa go’aamisay in tirakoob rasmi ah lagu sameeyo dadka ajaanibta ah ee ku soo qulqulaya gudaha dalka si loola socdo...

Saameeyn ma nagu leedahay hoos u dhaca lacagta Turkigu?

Hoos u dhaca ku yimid Lira -ha Turkigu saameyn ma nagu leeyahay?.Haa. Xasarada cusub ee Liruhu ma ahan asalkeedu mid dhaqaale ee waa mid siyaasadeed,...

Maxaa dhaxmaray Farmaajo iyo Dhigiisa Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah oo labo cisho qaadaneysa ku tagay Jamhuuriyadda Jabuuti. Madaxweynaha...

Gacan ku dhiigle si lama filaan ah loo qabtay oo Toog lagu xakumay

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta ku dhawaaqday xukunka dacwad ciqaabeedkii loo heystay eedeysane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow). Maxkamadda Todobadii bishan August...

Amisom oo ka baxaysa Garoonka Ciyaaraha Muqdisho

Hawlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa soo dhaweeyay tallaabada ay ciidankoodu ugu saarayaan Garoonka weyn ee Stadium Muqdisho. Ergeyga gaarka ah ee Midowga...

Madaxa Xukuumadda Galmudug oo la kulmay Saraakiil Maraykan ah

Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa magaaladda Dhuusa-mareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug kulan gaar ah kula qaatay saraakiil ka socotay...

Waa tuma Haweenayda loo magacaabay Agaasimaha Villa Somalia?

Akhriso: Taariikhda Agaasimaha Villa Somalia: Dr. Aamina Saciid Cali Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta waxaa uu agaasimaha madaxtooyda Villa Somalia u magacaabay Dr....

Xog: DFS oo Istiraatiijiyad Cusub ka yeelatay Mucaaradka iyo Siyaasiin iyo Maamulo lagu daray...

Sida ay qeexayso Xog hoose oo ay heshay Warbaahinta Duljoog Maamulka Farmaajo ayaa dajiyay Istiraatiijiyadda looga hortagayo Mucaaradka Dowladda, taas oo u mooqata aragti...

Akhriso: Magacyada iyo Beelaha Masuuliyiinta Farmaajo maanta magacaabay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib u habeyn ballaaran ku sameeyay qaar kamid ah hay’adaha amniga dalka iyo Agaasinka...

Faa Faahin: Afartan iyo siddeed ruux oo lagu dilay xarun waxbarasho 

Afartan iyo sideed ruux ayaa lagu dilay 67 kalana dhaawac ayaa ka soo gaaray qarax lagu qaaday xarun waxbarasho oo ku taalla caasimadda Afghanistan...

Recent Posts