Thursday, September 20, 2018

Hirshabeele iyo dowlada oo heshiis kukala saxiixday Muqdisho

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku dhawaaqay inuu heshiis la galay dowladda Federaalka, kaddib wada hadalo maalmihii la soo dhaafay ka socday magaalada...

Gobolka Mudug,Wariye Toorray lagu Gowracay

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in la dilay wariye u shaqeynayay Idaacada Codka Nabadda, iyadoo wariyaha u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray...

Madqxwayne Waare oo Heshiis la gaaray Dowladda Dhexe

Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in la xaliyay khilaafkii u dhaxeeyay maamulkiisa iyo dowladda dhexe ka dib...

diyaarad dagaal oo duqayn kagaysatay Isbitaal iyo scool kuyaal Degmada Saakow

Diyaarad dagaal ayaa la sheegay in duqeyn ka geystay Iskuul iyo Isbitaal ku yaalla degmada Saakow ee Gobolka Jubadda Dhexe oo ka mid ah...

Xildhibaannada Golaha Shacabka: Kheyre “Hanna Hor Yimaado”, Qaar Kale “Ha Iska Tago”!

Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya oo 2badii maalin ee ugu dambeysay dood ka lahaa arrimaha amniga ayaa waxaa jiray xildhibaanno soo-jeediyey in loo yeero...

Aabbe Daahir”Lama Aasayo Meydka Gabadheyda Inta Caddaaladda Laga Keenayo Askarigii Dilay

Daahir Cali Faarax ( Caga-dahab ) Waa Aabaha dhalay Deeqa oo ahayd Gabar 9-sano jir ah kana mid ahayd Ardayda wax kabarata fasalka 1-aad...

In ka badan Shan Milyan carruurta Yaman ah oo wajahaya macaluul

Hay’adda samafalka ee Save The Children ayaa sheegaysa in hal milyan oo ka mid ah carruurta dalka Yaman ay halis ugu jiraan macaluul, xilli...

Xog: Madaxii Sidoonka oo lagu qasbay inuu iscasilo

Madaxa sirdoonka gudaha ee dalka Jarmalka Hans-Georg Maassen ayaa loo sheegay in uu shaqadiisa isaga tago isla markaasna xil sare oo kale ka qabto...

Wada hadal Eritrea uga socda Itoobiya iyo jabhadda ONLF

Magaalada Asmara ee xarunta dalka Eritrea waxaa shalay wada hadal uu uga furmay dowladda Itoobiya iyo ururka ONLF, iyada oo wada hadalkan uu yahay...

Duqa Muqdisho oo baaq u diray shacabka Soomaaliyeed

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo booqday Xarunta Agoonta Booliska Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in la...

Recent Posts