Thursday, September 20, 2018

Dagaalyahanada al-shabaab oo qabsaday saldhigga Bali-Qadar ee duleedka Bosaaso

Duljoog- Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal  Al Shabaab iyo Ciidamada Puntland xalay ku dhex maray Buuraleyda Galgala ee G/ Bari. Dagaalka oo...

Ciidamo katirsan dowlada oo ku dagaalamay magaalada Muqdisho iyo Xiisad wali taagan

Duljoog- dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamo kawada tirsan dowlada Soomaaliya ayaa galabta ka dhacay xaafado katirsan Degmada Dharkeenley gaar ahaan meel ku dhaw...

Itoobiya oo ku dhawaaqday Hadal cabsi horleh ku abuuray Cabdi Iley

Dowladda Itoobiya ayaa ka hadashay xaalada magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaaliya Itoobiya, kaddib markii shalay ay ka dhaceen rabshado dhaliyay khasaare nafeed...

Shariif Sheequnaa Mayee oo isku soo sharxay xilka Gudoomiyaha Golaha Shacabka soomaaliyeed.

(D.M.NETWORK) Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo ah hada Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Shariif Sheekhuna Maye ayaa isku soo sharaxay xilka banaan...

AKHRISO: Tariikhda Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya

Muqdisho (Duljoog)- Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed waxaa uu ka kooban yahay illaa 4 ciidan oo kala ah: ciidanka dhulka, ciidanka badda, ciidanka cirka iyo...

Dowllada Koonfur Afrika oo deeq lacag ah ugu deeqday Dowlada Soomaaliya

Shir jaraa’iid ay maanta si wadjir ah ugu qabten magaalada muqdishi si hayaha wasiirka waasaradda gar gaarka iyo mareynta masiiboonyina dowlada soomaaliya cilmi cumar...

Garoowe oo Badeecooyin Dhacay lagu soo Bandhigay

Garoowe ( Duljoog)- Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland ayaa Maanta lagu  soo bandhigay badeecooyin Dhacay oo isugu Jiray  Raashin,Cabitaan iyo dawooyin  waxa ayna...

(layaab):Baadari american ah qaab yaableh lacago uga dalbaday dadka kaniisadiisa kuxiran

duljoog-Wadanka Mareykanka waxaa laga hadal hayaa qisada Baadari tuug ah oo lacag malaayiin dollar ah ka dalbaday taageerayaashiisa. Gibsi Doblantis  oo ah Baadari Mareykan ah...

Kusimaha Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xaafiiskiisa Ku Qaabilay wafdi Ka socdo Talyaagiga + SAWIRRO

Muqdisho (Duljoog)- Cabdullaahi Maxamed (Tuulax) Kusimaha Gudoomiyha Gobolka Banaadir ahna gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Amniga iyo Siyaasadda  ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil ka...

Xarakada al-shabaab oo dagaal culus kula wareegay muqokori

Duljoog-Ururka Al-shabaab ayaa casir liiqii maanta dagaal culus kula wareegay degaanka Moqokori oo ka tirsan gobolka Hiiraan, kadib markii ay la dagaalameen ciidankii halkaasi...

Recent Posts