Thursday, September 20, 2018

Ruushka oo isku diyaarinaya Dhoolotus militari

Diyaargaroowga Dhoolotus militari mid kii ugu weynaa tan iyo Dagaalkii Qaboobaa  ayaa ka socda Wadanka Ruushka, kaaso oo ay ka qayb qaadanayaan ku dhawaad...

(Sawirro) Amniga Muqdisho oo la Kormeeray

Taliyeyaasha Ciidamada Booliska iyo Asluubta oo ay wehliyaan Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Banaadir iyo Saraakiil kale ayaa xalay waxa ay kormeero kedis ah ay...

Deg Deg: Wadooyinka Muqdisho oo Saaka la xiray

Wadooyinka qaar ee magaalada Muqdisho ayaa saaka xiran, iyadoo gaadiidka ay saaran yihiin dadka shacabka ah aysan isaga kala gudbi karin Isgoysyada Magaalada gudaheeda...

Shirka kismaayo oo Maalintii labaad galay

Magaalada Kismaayo waxaa ka socda shir maalinkii labaad galay, kaasi oo u dhaxeeya Madaxda dowlad goboleedyada dalka ka jira, oo isugu tagay halkaasi, kadib...

Sir la helay: Farmaajo oo 3 Jeer Lacag Ku Bixiyey La Kulanka Trump

Maamulka madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa inta uu talada hayey 3 jeer lacag siiyey shirkado Mareykan ah, ujeedada waa sidii uu ula kulmi lahaa...

Inta badan Masuuliyiintii Maamulkii Cabdi Iley oo Iscasilay

Sidda ay xaqiijiyeen ilo ku sugan Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, waxaa iscasilay inta badan Mas’uuliyiintii maamulka dowlad degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya. Wasiiro,...

Matahay qof jecel inuu ooraahdiisa gaarsiiyo bulshada, hal abuur leh, matahay shaqsi maqaal qorista...

(D. M. Network) - Akhristayaasha sharafta leh, bahda jecel saxaafada, iyo kuwa jecel in ay fikirkooda saliimka ah la wadaagaan bulshada soomaaliyeed, waxaan u...

Wasiirada oo Meel mariyay Safiiro la magacaabay.

Shirkii golaha wasiirrada ee xukuumadda soomaaliya oo uu shir guddoominayay Ra’isul wasaaraha xukuumadda soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa waxaa lagu ansixiyay saddex safiir oo...

Maxaabiis Liibiya Laga soo daayay oo Muqdisho kusoo Wajahan

Muqdisho ( Duljoog)- Dhalinyaro Somaliyed oo lagu guuleystay in laga soo daayo xabsiyada dalka Libya ayaa ku soo wajahan Magaalada Muqdisho, sida uu sheegay...

(Sawirro) Askari Rasaas ku furay Gaari Maydsiday iyo Khaasare kale oo ka dhashay

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya wadada Warshadaha ee magaalada Muqdisho, askari ka tirsan ciidanka dowladda federaalka ayaa rasaas ku furay mid ka...

Recent Posts