Thursday, September 20, 2018

Wararkii ugu Dambeeyay Askari Toogtay Gabar 11 jir ah

Ciidamo ka tirsan Millatariga Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho gaar ahaan meel ku dhaw isbitaalka Recep Tayyip Erdogen ku toogtay gabar yar oo ardayad...

Al Shabaab oo sheegtay inay dileen sarkaal Dowladda ah

Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa xalay fiidkii waxaa lagu dilay askari ku labisnaa dareeska ciidanka dowladda federaalka, sida ay inoo xaqiijiyeen dadka...

Iskaashiga Maamuulada oo Khilaafka Galmudug ku eedeeyay Madaxda DF

WAR DEGDEG AH: Madaxda Maamul Goboleedyada ayaa  Qoraal ka soo saaray Xaaladda Qasan ee Galmudug, waaxayna eedda Khilaafka dusha ka saareen Madaxda Dowladda dhexe. Qoraalka...

Golaha Maamul Goboleedyada oo ku eedeeyay dowlada federalka xaalada qasan ee Galmudug

Golaha Iskaashiga dowlad Goboleedyada ayaa war saxaafadeed ka soo saaray xaalada qasan ee ka taagan Galmudug iyo kaalinta dowladda Federaalka. War saxaafadeedka Golaha Iskaashiga dowlad...

Nin Toorray ku hubaysay oo dilay Isuduwihii wasarada Howlaha Guud ee Soomaliland ee Gobolka...

Nin ku hubeysan Toorey ayaa deegaanka Qori Lugud ee Gobolka Togdheer ku dilay Isu duwihii Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dhulka ee Somaliland Somaliland Eng....

Wiil darawal ka ah Mooto Bajaaaj oo xalay lagu dilay Muqdisho

Ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho ku dilay Darawal Mooto Bajaaj ah. Wararka ayaa sheegaya in darawalka mooto bajaajka uu ahaa wiil...

Maxaa kasoo kordhay dagaalada Gobolka Gedo?

Faah faahin ayaa ka soo baxaya dagaal ka dhacay deegaan 60KM u jira degmada Doolow ee Gobolka Gedo, kaddib markii ciidanka daraawiishta Jubbaland ay...

Golaha Shacabka oo maalintii labaad kadoodaya amniga Casimada Soomaaliya Muqdisho

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalintii labaad ka doodaya Amniga magaalada Muqdisho, kaddib markii maalintii shalay ay dood xasaasi ah ka yeesheen...

SOOMAALIYA OO SAAMAYNTEEDII SOO CESHATA

Dalalka bariga afrika mudo aad u dheer in la hagareeyo mooyaane cidina waxba uma qaban jirin, Doorka muuqda ee dunidu ay ka cayaari jirtay geeska...

Ismaciil Cumar Geelle oo gaaray Sacuudiga oo kuhowlan dhex dhexadinta Eriteria iyo Djibouti

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa goor dhow gaaray magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya. Safarka Madaxweynaha Jabuuti ee Sucuudiga ayaa yimid, maalin kaddib markii...

Recent Posts