Thursday, September 20, 2018

Duqii Hore ee Gobolka Banadir oo kubaaqay in loo diyaar garoobo xuska 14ka October

Maalmo tirsan ayaa ka haray 14ka October, oo ah maalin uu xasuusan yahay qof walba oo Soomaali ah. Waa maalintii uu dhacay qaraxii ugu...

Wafdi ka socda guddiga Xalinta Aqalka sare ee uu hoggaaminayo Sen Axmed Xaashi Maxamuudoo...

Wafdi ka socda Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo, kuwaasoo ujeedka socdaalkooda yahay xal u helida khilaafka dowladda Federaalka iyo...

Xildhibaan Ganey” Fadlan ra’iisul Wasaare is casil waad fashilantay”

Qaar ka mid xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa eedeyn u jeediyay dowladda Soomaaliya oo ay sheegeen in ay ku fashiltay Ammaanka dalka, islamarkaana loo baahan...

Dowladda oo War kasoo saartay Khilaafka Madaxda Galmudug

War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalaynta iyo dib u heshiisiinta ayaa looga hadlay Khilaafka dowladda dhexe iyo Maamul goboleedyadda, waxaa sidoo kale looga...

Wafdi ka socda Golaha Aqalka sare oo maanta ka ambabaxay Garoonka caalamiga ah ee...

Wafdi ka socda Golaha Aqalka sare oo maanta ka ambabaxay Garoonka caalamiga ah ee Aadan Cadde ee Muqdisho ayaa gaaray magaalooyinka Kismaayo iyo Baydhabo...

Muwaadin Soomaaliyeed oo xalay lagu dilay Koonfur Afrika

Muwaadin Soomaaliyeed ayaa xalay degaan u dhow magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika lagu dilay, sidda ay xaqiijiyeen ganacsatadda Soomaaliyeed ee dalkaasi ku...

Khayre oo dab ku sii shiday Khilaafka DF iyo Maamulada

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo xalay magaalada Muqdisho uga qeyb galay munaasabad looga hadlayay barnaamijka Isxilqaan ayaa wuxuu sheegay in...

Dib u dhac ku yimid shirkii uu ku baaqay Farmaajo

Waxaa dib u dhac uu ku yimid shirkii wadatashiga ahaa oo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu isugu yeeray madaxda dowlad...

Akhriso: Ajandaha Kulanka Golaha Shacabka oo Maanta Xasaasi ah

Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 17 bisha September 2018 kulan ku yeelanaya magaalada Muqdisho...

Guddiga doorashadda Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo la magacaabay

Kulan ay maanta ku yeesheen Magaalada Dhuusamareeb Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa looga dooday Mooshinka laga keenay Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug. Maalinta Berri ah...

Recent Posts