Ciidama ka tirsan downlada oo qarax xoogan lagula beegsaday degmada Afgooge

0

Afgooye ( DMN):-Kolonyo ay la socdeen Ciidamada Soomaaliyeed ee ay taba bareen Imaaraatka Carabta oo iyagu ka howlgala gudaha dalka ayaa waxaa Qarax xoogan lagula eegtay degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose

Qaraxa ayaa wararka qaar waxa ay sheegayaan in ay xigtay israsaaseyn toos ah walow aan si rasmi ah loo xaqiijin israsaaseyntaasi.

Ma cadda Khasaaraha Qaraxaasi oo si weyn looga maqlay Xaafadaha degmadaasi Afgooye iyo deegaanada ku dhow dhow ee Gobolka Shabeelaha Hoose

Goordhaw wixii faah-faahin ah kala soco duljoog.com