Daahir Aamiin Jeesow oo Sheegay Gobolka ugu badan ay joogaan Alshabaab

0

Muqdisho ( Duljoog)- Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo u waramaayay mid kamid ah idaacada Muqdisho ayaa Sheegay in gobolka shabeellada hoose uu yahay midka ugu badan oo ay Alshabaab ka taliyaan islamarkaana dadka Ku qaarijiyaan.

Daahir jeesow ayaa sheegay in inta badan Gobolka Shabeellada Hoose ay maamulaan Alshabaab islamarkaana loo Baahanyahay in laga xoreeyo.

Hadalka Jeesow ayaa kusoo aadaayo xili bilihii la soo dhaafay ay soo badanayeen Falalka Amni darro ee ka Dhacaayay Gobolka Shabeellada Hoose ee Maamulka Koofur-galbeed.