Daawo: Dhalinyarada Soomaliland ” Heshiisyada caalamiga waa in loo soomaraa Downlada Somalia”

0

Somaliland (D. M. Network) – Hadalkii reysul wasaare kheyre ee ahaa in aysan sharci aheenin heshiiskii sadexgeesoodka ahaa ee u dhaxeeyey DP world, Itoobiya iyo Somaliland uu ahaa mid aan sax aheenin sharcigii saxdaahane aan loo soo marin, ayaa waxaa taageeray dhalinyarada iyo aqoonyahanada Somaliland.

“Maadaama aanan aheenin dal la aqoonsayahay waxaa sharci ah in heshiisyada caalami ah loo soo maro Somalia ” sidaa waxaa yiri qaar kamida dhalinta Somaliland.

 

Hoos ka daawo Muuqaalka: