Deg Deg: Mursal oo oo ka hor yimid kala diristii guddiga Maaliyadda

0

War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska Gudoomiyaha golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan ayaa lagu sheegay in gudoomiyaha baarlamaanka uu si cad kaga hor imaaday kala diristii guddiga maaliyada ee golaha Shacabka.

Warkaan ayaa waxaa lagu sheegay in Gudoomiyaha Baarlamaanka uu farayo Guddiga Maaliyada in ay sii wataan howshii loo igmaday ayna qalad aheyd kala diristooda sifada loo maray.

Guddiga Maaliyada ayaa horaan waxaa in uu kala diray sheegay gudomoomiye ku xigeenka golaha Shacabka, iyadoo wixii intaas ka dambeeyay uu soo shaac baxay khilaaf ka dhashay kala diristaasi iyo sharci ahaanshaheeda.

Halkaan hoose ka akhriso warka kasoo baxay xafiiska gudoomiyaha Golaha Shacabka.

  • Facebook
  • Twitter
  • Google+
  • Gmail
  • LinkedIn