Dhageyso: DFS oo beesha caalamka kadalbatay ” In la xoojiyo dalgaalka lagula jiro Al-shabaab”

0

Muqdisho ( D. M. Network) – Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo Madaxweynaha JFS ayaa ka dalbaday Beesha Caalamka in la dadajiyo qorshaha cusub ee lagu la dagaalamayo Xarakada Al Shabaab.

Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Dowladdiisa ay ka go’an tahay sidii Al Shabaab  looga sifeen lahaa dalka loogana guuleesan lahaa.

Madax weynaha ayaa uu ugu baaqay dalalka Taageera Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay ka garab siiyaan dowlada federaalka dagaalka lagula jiro Al-shabaab.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka: