Dhageyso: Galmudug oo beelo kudagaalamaayey gobolka galgaduud heshiis dhex dhigtay

0

Caabudwaaq ( D. M. Network)– Maamulka Galmudug iyo Odayaasha Dhaqanka deegaan oo iskaashanaya ayaa heshiis horudhac ah dhax dhigay maleeshiyaad Beeleed ku dagaalamay deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey iyo waxgradka deegaanka ayaa ku guuleystay dadaal badan kadib in xal laga gaaro xiisaddaasi.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga ee Galmudug Mahad Xasan Maxamed ayaa warbaahinta u akhriyay qodobada horudhaca ah ee lagu heshiiyay.

Waxaana uu ugu baaqay in labada dhinac in ay dhaqan galiyaan heshiiskaasi, si aysan markale dagaallo uga dhicin gobolkaasi.

 

Hoos ka dhegyso Codka: