Gedo: Sarkaal horey uga tirsanaa Al-shabaab oo isku soo dhiibay ciidamada DFS (Dhegeyso)

0

Baardheere ( Duljoog News)-Sarkaal sare oo ka tirsanaa Xarakada Al Shabaab ayaa lagu soo warramayaa in maanta uu isku soo dhiibay Ciidamada dowladda e

Taliyaha Ciidamada howlgalinta ee gobolkaasi Cabdi Cali Maxmuud oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa sheegay in sarkaalkaasi uuiska soo dhiibay magaalada Baardheere.

Waxaana uu Magaciisa ku sheegay Cabdinuur Aadan oo xusay in Al Shabaab uu u qaabilsanaa deegaanka Faxfax-dhuun ee gobolkaasi Gedo.

Taliyaha ayaa hoosta ka xariiqay in sarkaalkaasi ay ku soo dhaweeyeen Baardheere, haataana uu ku sugan yahay magaaladaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.