Gudoomiye Cirro oo sharci darro ku Tilmaamay Heshiiska Dakadda Barbara

0

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxman Maxamed Cabdullahi “Cirro” ayaa sharci darro iyo qiyaano qaran ku tilmaamay heshiiska sadax geesoodka ah ee Soomaaliland ay la gashay Itoobiya iyo DP World isagoo sheegay inuu Gabi ahaanba ka hor imaanaayo Dastuurka u dagsan Soomaliland

Halkaan Hoose Ka Daawo Muuqaalka uu Arintaas uga Hadlay Cirro: