Juneyd Ismaaciil: Madaxweynaha Galmudug bur-burin ayuu kahaayaa jiritaanka maamulka + Sababta

0

Muqdisho ( D. M. Network ) – Wasiiru dowlihii hore ee wasaaradda kalluumeysiga ee Galmudug, Juneyd Ismaaciil Cigale oo la hadlay idaacadaha gudaha ee magaalada Muqdisho ka howl galaya ayaa ka dhawaajiyey in Axmed Ducaale madaxweynaha Galmudug uu bur-burin ku hayaayo maamulka.

Wasiirkaan hore ayaa daaha ka qaaday in baarlamaanka iyo wax garadka deegaanka, Xaaf uusan la sameenin wax wada tashi ah iyo go’aanada uu gaaro uusan la hadlin, taas oo dhibaato ukeeni karta jiritaanka Galmudug

 

Wasiir Juneyd aya ka dalbaday xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug iyo Odayaasha Dhaqanka in ay ka hortagaan dhibaatooyinka maamulkaasi uu ku hayo madaxweyne Axmed Ducaalee Gelle Xaaf.

 

Hoos ka dhegeyso codka: