Salaad Cali Jeelle oo Ka hadlay Mowqifkiisa ku aadan Arinta Berbera

0

Muqdisho ( Duljoog)- Salaad Cali Jeelle Guddoomiyaha Xisbiga Midnimada iyo Dimuqraadiyada  oo ka hadlay Heshiiskii Seddex Geesoodka ahaa ee Maamulka Somaliland,shirkadda Dp World ay wada galeen ayaa sheegay in Heshiiskaasi wax Dan ah ugu jirin Ummadda iyo Qaranimada Soomaaliya.

Halkaan Hoose Ka DAAWO Muqaal uu Arintaas uga Hadlaayo: