Xildhibaan Mahad Salaad “War-murtiyeedka Madaxda Maamul Goboleedyada waxow dhaawac wayn kuyahay Dowladnimada Soomaaliya“.

0

War-Murtiyeedka kasoo baxay Dowlad Goboleedyada in ay codsadaan in gacan sadexaad dhex-dhexaadiso iyaga iyo Dowlada Federaalka ah waa wax la fahmi karo, inkastoo laga fiicnaa oo sida meesha ka muuqata ay u gacan haatinayaan faragelin shisheeye, kuna kalsoonaan waayeen hay’adihii Dowlada Federaalka.

Lkn in wada hadalka Dowlada Federaalka ay shuruud ku xiraan. Sharciyada Dowlada Dhexena ay shaki geliyaan. Amniga nagana kuma aamini karno Dowlada ay dhahaan waxay dhaawac weyn ku tahay Dowladnimada Soomaaliya. Mana ahan wax la aqbali karo.

Hon. Mahad Salad